Shirkada Somtel oo Muqdisho ku Daah furtay Adeega cusub ee Muraad (Daawo Sawirada)

Shirkada Somtel oo kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta ee dalka ka jira ayaa macaamiisheeda usoo kordhisay adeeg cusub oo loogu magac daray Muraad, Adeegaan ayaana ah mid faa’iido badan ugu jirto bulshada Soomaaliyeed. Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa shirkada Somtel kusoo bandhigay Adeeg cusub ee Muraad iyo sida ay bulshada Soomaaliyeed uga faa’iideesan karaan, adeegaan … Continue reading Shirkada Somtel oo Muqdisho ku Daah furtay Adeega cusub ee Muraad (Daawo Sawirada)